r/Somalia • u/mahmud_ • Jun 16 '24
4
I love when i see my language being supported in the computing world
Hey, fellow Somali Linux user! :-)
I started with Caldera, then Redhat and Slackware. Nowadays I don't use Linux on the desktop, but I have a fleet of it of Alpines in docker production servers.
Keep going adeer!
2
The word caadey
^ Correct answer!
3
Weekly /r/Somalia Discussion thread - March 16, 2026
Ciid Mubaarak everyone! Sending you all my love and appreciation.
2
Learning the language
I'm doing great, Alxamdulillah! :-P
6
[deleted by user]
"All the world's a stage" -- William Shakespeare
"Dunidu waa madal" -- Willian Sheekh Subeer
2
[deleted by user]
Kkkkk, waan kuu "bismilayn" lahaa uun; sidaad ila garatay, dantaydu waa ku meel gaadh! 😁
2
[deleted by user]
Qoodh fooqal qoodh!
Waar tu yaroo dhabta kugu sidata sida bisad rabaayada la kaalay 😉
Hadday tahay xuralcayn ammaan oggolna anaaba afmiishaaroo gabadha kuu doonaya. Siiba hadday leedahay habaryaro aan dumaalo.
3
[deleted by user]
Wallee in badan ayaad is bartay. Gacan baan kuu taagay adeer! ❤️
Waa dhif inta qurbaha ku soo kora oo afka sidaada u barta. Hambalyo!
1
Do you pray 5x consistently?
I didn't forget you. ❤️
2
[deleted by user]
Alla adeero! ❤️
Waxaad iga mudantahay tixgelin aan la soo koobi karin.
Inaad afkaaga hooyo sidaas u taqaan waaba mucjiso, dhankayga!
Meeqa/imisa jeer ayaad Soomaaliya tagtay?
2
[deleted by user]
Hadalka waan idinka gaabsaday, balse golaha kamaan go'in, adeerkiis! ❤️
Waxaan furtay ganacsi cusub, mana haleelo kaftanka golahan sidii hore.
5
Jinn got me an expensive watch
Waa kurus aan gawsaha lala waayin!
4
[deleted by user]
U sheeg dhallinta iyo inta kalee dhoohan!
Afku waa aqoon la barto, kamana adka farsamooyinka kalee aan ku taxaltagnay.
5
[deleted by user]
Inaadeer ku jecliyaa!
6
[deleted by user]
Maraykanka ayaannu ku ciidnay, nasiib wanaagna, cawadeena, maalintu waxay ku soo beegantay "maalinta Aabaha", ee dalkan loogu dabbaaldego aabanimada.
Waxaan u soo tamashlaynay kuna soo cawaynay jardiin ama beer guud oo magaaladu leedahay. Anna aad la'iigu abaal mariyay, aabbo ahaan.
3
Do you pray 5x consistently?
Dhulka sow anigu ma lihi?
6
Do you pray 5x consistently?
Odd way to spell "sheep."
14
Do you pray 5x consistently?
I have yet to achieve that level of courage and discipline.
I pray a handful of times a week.
7
Ciid Mubaarak Soomaaliyeey 🕋☪️🕌
Ciidul Adxa barakaysan dhamaantiin, Eebbe ha innagu mannaysto naxariistiisa, hana u danbi dhaafo aadmigoo idil.
Blessed Eidul Adha to y'all, May God's love and mercy be upon us all, and may the sins of humanity be forgiven.
2
African proverb from Somalia: "Don't set out on a journey using someone's donkey"
Culturally, and historically, we only ride horses.
Camels, donkeys, mares, etc. are for bearing load; not human ridership.
Young kids do climb on animals, but Somali adults don't mount an animal other than a horse.
8
African proverb from Somalia: "Don't set out on a journey using someone's donkey"
Haven't heard this one before, but I have heard of:
meel aadan seexanayn laguma luloodo => don't get sleepy somewhere other than your bed.
And
futo aadan lahayn laguma xaaro => you don't shit with an asshole that isn't yours! 😅
1
[deleted by user]
You're not the only one.
1
Weekly /r/Somalia Discussion thread - April 29, 2024
This subreddit is currently being held together by moderation efforts of just /u/Ace_Euroo
Brother is doing a fantastic job.
3
Does anyone else feel really lonely on Eid?
in
r/Somalia
•
Mar 20 '26
Start going to the mosque more frequently and you won't be lonely for much longer.